Madaxtooyada Soomaaliya oo shuruud adag ku xirtay xayiraad ka qaadista Jaadka Kenya

Waxaa wali xayiraad saaran duulimaadyadii jaadka ka keeni jiray dalka Kenya, waxaana Madaxweynaha Soomaaliya kahor yimid in xiligan la fasaxo duulimaadyada jaadka ka keena dalka Kenya . Ganacsatada jaadka Kenya ayaa isku diyaarinayay in jaadka bilooyin kadib usoo dhoofiyaan gudaha Soomaaliya kadib xanibaadii uu keenay udurka Caraonavirus, hasa ahaatee ganacsatada ayaa niyad jab kala kulmay … Continue reading Madaxtooyada Soomaaliya oo shuruud adag ku xirtay xayiraad ka qaadista Jaadka Kenya